Xog ku Aadan Dhambaal Boqorka Sacuudiga soo gaarsiiyay Madaxweyne Farmaajo (Sawirro)

Waxaa shalay magaalada Muqdisho booqasho ku yimid Wasiiru dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda Sacuudiga u qaabilsan Arrimaha Afrika Axmed Kattan, waxaana wasiirka kulan kula qaatay Madaxweyne Farmaajo garoonka Aadan Cadde. Axmed Kattan ayaa Madaxweynaha Soomaaliya soo gaarsiiyay dhambaal uu ka siday Boqorka Sacuudiga Salman bin Abdulaziz , Madaxweynaha Soomaaliya ayaana gudoomay dhambaalka uu usoo diray Boqorka Sacuudiga. Sida … Continue reading Xog ku Aadan Dhambaal Boqorka Sacuudiga soo gaarsiiyay Madaxweyne Farmaajo (Sawirro)